Qaamuuska Asalka
ukun
(-umo, m.l)MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
Shay kakoonsan, qolof adag oo ay dhasho nafleyda inta aan naasleyda ahayn, oo uu ku jiro abuurkii ilmaha iyo nafaqadii korin lahayd.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
