Qaamuuska Asalka

udubdhexaad

(-do/-dyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Udub dheer oo aqlka dhexdiisa la suro si uu u adkeeyo dhismaha aqalka.