Qaamuuska Asalka
ubur
(-rro, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Xumbo adag, oo cad, oo awrka qooqan afkiisa ka timaadda. ld abur.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.Macnaha
Xumbo adag, oo cad, oo awrka qooqan afkiisa ka timaadda. ld abur.