Qaamuuska Asalka
tųurin
(-inno/-imo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qori yar oo af fiiqan leh oo hasha irmaan sanka looga mudo si ilmo loogu sidko. 2. Qori yar ooo af fiiqan leh oo timaha lagu tųuro.
Erayo la-mid ah
tųur1. Timaha madaxa oo inta la daayo in yar kor u dheeraada. 2.…tųur1. Kurus. 2. Dadka gasarku ku dhaco, qaabka dhabarkoodu yees…tųurWax meel tubid. ld tuul².tųuranWax meel la tųuray ahaansho. ld tuulan.tųuridųur³. ld tuulid, tųurniin.tųurnaanųuran¹. ld tuulnaan, tuulnaansho, tųurnaansho.tųurnaansho/dh ld tųurnaan.tųurniinųurid.

