Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tub

(-bo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dhabbe; waddo.

Erayo la-mid ah

tub-qorraxeedJidka qorraxdu ay u muuqanayso inay marayso.tubaakoBuuri. ld tabaako, toonbaakh.tubaal1. Wax badan oo meel wada tuban. 2. Dab aad u weyn.tubanWax la tubay ahaansho.tubboKu t.: meel ku hagaagid.tubee1. Wax meel dhoobid. 2. Xoolo badan meel marid.tubiXoolo wadid.tubiisteFarsamoyaqaanka tubooyinka.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms