Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

toox

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Ballac, baaxada, ballaar. 2. ld tooxid.

Erayo la-mid ah

tooxan1. Wax la tooxay ahaansho. 2. Wax godan ahaansho.tooxiQaanso boqon ku giijin.tooxidld toox¹ (2). 813tooxintooxnaanld tooxnaansho.tooxnaansho/dh ld tooxnaan.tooxoQaanso boqon ku giigsasho.tooxsashold tooxsi.tooxsoQof hawl keli qabasho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms