Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

toos

MagacLafdheeri

Macnaha

1. (fk) T. u soco: qalqallooc iyo leexleexad la'aan u soco. 2. ld toosid.

Erayo la-mid ah

toosan1. Wax aan qallooc ama leex-leexad lahayn ahaansho. 2. Wax a…toosi1. Nafley hurdo ka kicin. 2. Wax qallooc ka bi'in. 3. Cid qa…toosidld toos¹ (2).toosnaanld toosnaansho.toosnaansho/dh ld toosnaan.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms