Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

toog

(-go, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Kol; mar. 2. In kol naas laga dhiijiyo. 3. Roob yar.

Erayo la-mid ah

toogashold toogad.toogaysashold toogaysi.toogaysoKaltan gelid.tooghayU t.: wax dhicitaankooda u diyaargaroobid.toogoMuraad, qasad, hadaf, tooggo. 2. Kol; mar. ld tooggo.toogo1. Nafley rasaas ku ridid. 2. Wax liishaamid.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms