Qaamuuska Asalka
tooda
(kuwooda, w)MagaclhDhexdhexaad
Macnaha
Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Tooda u yeel!”.