Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tol

(-lal, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dad xiriir wada dhalasho amo sheegasho ka dhexeeyo. 2. Qaran.

Erayo la-mid ah

tolanLiilan dheer oo saamaha laga jeexo oo kabaha lagu tolo. ld t…tolanWax la tolay ahaansho.tolayWeel qabo (geed), caw, argeeg iwm ka samaysan. ld tolayo.toleeWax tolka leeyahay ka dhigid.tolidld tolniin.tolla'aan1. Qaraabo la'aan. 2. Kaalmo la'aan.tolla'ayHayaay!, waawareey!, ciidamoow!tolliimo1. ld tolmo. 2. ld tolnimo.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms