Qaamuuska Asalka

tobbogsan

(-naa, -nayd)
Falmg4

Qof dheer oo jirkiisu isku tigtiganyahay ahaansho.