Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tix

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Ereyo qaafiyad iyo miisaan leh. 2. Gabay dhowr beyd ka kooban.

Erayo la-mid ah

tixgeliCid qaddarin.tixgelinld tixgelis.tixintiWaddo yar oo ka samaysanta halka ay marto quraanjada.tixnaansho/dh ld taxnaan.tixraacQoraal, hadal iwm xigasho.tixraacidld tixraac¹.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms