Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tin

MagacLafdheeri

Macnaha

/dh (-imo, m.l) Daliigo jillicsan oo dunta u eg oo oogada dadka iyo nafleeyda kale qaarkeed ka soo baxa, mid ka mid ah.

Erayo la-mid ah

tinhawleedGuudka fardaha in ka mid ah.tiniinImbili dhexda dun laga gashay oo carruurtu ku ciyaarto.tiniinix1. Bocoosha badda kuwo ka mid ah oo midabyo badan. 2. Midaby…tininigCod lagu muujiyo shagagax ama shanqar dab.tinmood1. Cudur timaha ku dhaca. 2. (u) Marka timaha la shanleeyo t…tinnaarWeel qaab aashuun leh oo dhoobo ka samaysan muufadana lagu d…tintaafyo(kabillariyada) Xidid- dhiigyo aad iyo aad u yaryar, sida ti…tintaf(c.nafl.) Nooca ugu dhuudhuuban dhuumaha dhiigga ee habdhisk…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms