Qaamuuska Asalka
tiisa
(kuwiisa, w)MagaclhDhexdhexaad
Macnaha
Magacuyaal lahaansho oo dhaddig ah oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay. Tus. “Nin tiisa haysata tu kale uma daryeelo”.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
