Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tii

MagacacDhexdhexaad

Macnaha

kuwii, w Magacuyaal aan cayinnayn oo dheddig ah oo cid ama wax la isla ogaa oo maqan oo aan magaciisa la sheegayn. Tus. “Waxaan arkay tii qortay buuggan?”.

Erayo la-mid ah

tiicNafley xarrago, xanuuun iwm la dheeldheeliyid.tiiciCid luudin.tiicinld tiicis.tiicoJaad ama nooc geedaha ka mid ah.tiifKolay maqaar ama maro ka samaysan oo badarka iwm lagu shubto…tiifWax sarsarid.tiifowga-maqaarkaMid kasta oo ka tirsan koox infekshin ah oo uu keeno “Ricket…tiig1. Socod degdeg ah oo meel lagu gaaro. 2. ld tiigsahso.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms