Qaamuuska Asalka
tib
(-bab/-bo, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
Ul weyn oo siyaalo kala duwan loo isticmaalo, badarkana lagu tumo.
Erayo la-mid ah
tibaax/dh (-xyo, m.dh) 1. War aan xaqiiqdiisa la hubin. 2. Qaabka …tibaaxWax u malayn.tibaaxidld tibaax¹ (3).tibee1. Qof tib ku garaacid. 2. Wax tib ku tumid.tibix-guud1. (xis.) Guud ahaan, qayb ka mid ah isle'eg ama tibaax-xisa…tiblaboodQarnugeyl.tibsiSaxan macdan ama maar ka samaysan, ballaaran oo cuntada lagu…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
