Qaamuuska Asalka
teenna
(kuweenna, w)MagaclhDhexdhexaad
Macnaha
Maga-cuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayo ay ku jiraan) aannu leennahay.