Qaamuuska Asalka

tayda

(Kuweyga, w)
MagaclhDhexdhexaad

Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax anigu (qofka koowaad ee kelida ah ee hadlaha ah) aan leeyahay. Tus. “Taydu waay caddahay”.