Qaamuuska Asalka
taxalluji
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Isku t.: wax helitaankooda ku dadaalid.
Erayo la-mid ah
taxaHab maamul oo ku shaqeeya sharci rasmi ah, oo la raaco, ayna…taxaabidld taxaabo.taxaddarDigtooni; feejigni.taxaddarWax halis ah ka digtoonaansha.taxalluqKu t.: wax, wax kale ku saabsan noqosho.taxalluqidld taxalluq¹.taxalluqsanKu t.: wax, wax kale ku saabsan ahaansho.taxalluqsanaanld taxalluqsanaansho.

