Qaamuuska Asalka
tax-firfircoonaanta
(-xo ..., m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(kiim.) Tax muujinaya sida biruhu ugu kala firfircoonyihiin dhinaca falgallada la xiriira ayoonnada ku jira milan.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
