Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tarbiicso

(-saday, -satay)
Falmg3

Macnaha

1. Si tarbiico leh isu taagid. 2. Derbi in yar isku tiirin.

Erayo la-mid ah

tarbiicoIin dadku lugaha ku yeeshaan oo jilbuhu dib u riixmaan.tarbiyeeCid asluub wanaagsan ku barbaarin.tarbiyoAsluub fiican. ld tarbiyad.tarbuushKoofiyad dhuuban oo dhalada ama dhinac bul dheer ka raaraco …
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms