Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tamar-socod

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Summad: Ek. Tamarta ay walaxi ku kasbatay socodka ay ku jirto, le'egna hawsha ay qaban karto, marka walaxda la joojiyo. Waxaa lagu helaa isle'egtan. Ek = 1/2 mv2, taasoo m-ay tahay cufka walaxda; v-ay tahay xawaaraha walaxda.

Erayo la-mid ah

tamanda'Hadal aan madax iyo manjo midna lahayn; cantar.tamanda'Hadal badan oo aan murti lahayn ku hadlid.tamandhoYaanyo.tamandi'id'².tamarSummad: E. Astaanta qabashada hawl. T.ta waxay leedahay dhaw…tamar-bu'eedTamarta la sii daayo, marka uu dhaco ama dhanballan bu'eed a…tamar-dabareedTamarta la bixiyo marka dabar elektaroon-wadaag ihi ka dhex …tamar-isuhaynTamar le'eg iin cufaadka bu'da, ee ay bu'du bixiso, marka uu…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms