Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tamar-keyd

(fiis.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Summad: Ep. Tamarta ku keydsantay walax, uguna wacantahay meesha ay taalo, waxaana ay le'egtahay hawsha ku baxday walax ka dhaqaajinta bar beegaal (sida oogada dhulka) ilaa meesha ay hadda taallo. Waxaa lagu helaa Ep = mgh.

Erayo la-mid ah

tamanda'Hadal badan oo aan murti lahayn ku hadlid.tamanda'Hadal aan madax iyo manjo midna lahayn; cantar.tamandhoYaanyo.tamandi'id'².tamarSummad: E. Astaanta qabashada hawl. T.ta waxay leedahay dhaw…tamar-bu'eedTamarta la sii daayo, marka uu dhaco ama dhanballan bu'eed a…tamar-dabareedTamarta la bixiyo marka dabar elektaroon-wadaag ihi ka dhex …tamar-isuhaynTamar le'eg iin cufaadka bu'da, ee ay bu'du bixiso, marka uu…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms