Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

taluulan

(-lmay, -lantay)
Falmg1

Macnaha

Boor, qiiq iwm wax kor isu taagay noqosho.

Erayo la-mid ah

taluulBoor, qiiq iwm oo samada isku taaga.taluulBoor, qiiq iwm kor isu taagid.taluulnaanld taluul- naansho.taluulnaansho/dh ld taluulnaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms