Qaamuuska Asalka

taltaal

(-aalay, -aashay)
Falg1

1. Cid hawl ay hayso ka jeedin. 2. Balaayo cid ku dhicid.