Qaamuuska Asalka
takoore
(xis.)MagacLafdheeri
Macnaha
Tibixda (b2-4ac) ee isle'eg saabley ee leh sansaanka ax2+bx+c=0. Haddii xididdada isle'egtu ay isle'egyihiin, takooraha waa eber. Tusaale ahaan, isle'egta x2-4x-6=0, b2-4ac=25 xididdaduna waa 2 iyo -3. Haddii takooruhu yahay tabane, xididdada isle'egtu waa tirooyin murakab ah. Tusaale ahaan, isle'egta x2+x+1=0 waxa ay leedahay xididdada [-1/2-(V3/2)]i iyo [-1+(V3/2)]i.
Erayo la-mid ah
takoor1. Wax gardarro lagu qaato ama lagu doono. 2. Inta kale wax …takoorHab lagu kala kaxeeyo dad kala jinsi, diin, midab, iwm.takoorQof dad kale ka soocid jirro ama sabab kale awgeed.takooranQof la takooray ahaansho.takooridld takoor¹ (3).takoorinLafta misigta madaxeeda.takoornaanld takoornaansho.takoornaansho/dh ld takoornaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
