Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tagaabee

(-beeyay, -beysay)
Falg2

Macnaha

Cid taageerid.

Erayo la-mid ah

tagaabeynld tagaabo (2).tagaabo1. Kaalmo; waxtar; taageero; macaawino. 2. ld tagaabeyn.tagagsiNolol xun oo maceeshaddu ciriiri tahay. ld fagagsi.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms