Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tacshiirad

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Rasaas koox dad ahi hal mar wada ridaan.

Erayo la-mid ah

tacsi1. Hadallo qof laga dhintay loo jeediyo oo lagu samirsiiyo. …tacsiirGanaax.tacsiirCid ganaaxid.tacsiyeeU t.: cid laga dhintay hadallo samirsiin ah u jeedin.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms