Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

taaj

(-jaj, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qalab qaab koofiyadeed leh oo dahab, lacag iwm ka samaysan oo boqorrada madaxa loo suro.

Erayo la-mid ah

taaj-belel(c.fal.) If ku wareegsan qorraxda oo laga arki karo girgirka…taajiQof ama wax meel istaajin.taajinld taajis.taajirT. ah: qof maal ama hanti badan leh.taajirMaal badan yeelasho.taajirnimoFaajir ahaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms