Qaamuuska Asalka

suqayar

(suqayar, m.dh)
MagacLafdheeri

Inan yar oo doonyaha ka adeega oo aan weli noqon baxri.