Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

soofe

(-fayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qalab bir ka samaysan oo korka gano wax xagta ku leh oo birta iwm lagu simo ama lagu afeeyo.

Erayo la-mid ah

soofaynld soofays.soofaysanWax la soofeeyey ahaansho.soofaysnaanld soofaysnaansho.soofaysnaansho/dh ld soofaysnaan.soofaysoBir afaysasho.soofeeMindi iwm soofe ku afayn.soofiyeXarig yar, jilicsan oo awrta rarayda lugaha lagaga xiro.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms