Qaamuuska Asalka
sooco
(-cday, -catay)Falg3
Macnaha
1. Wax intooda fiican xulasho. 2. Kala s.: wax isku jira noocyada ay u kala baxaan u kala saarasho. 3. Wax isku darsan inta qof leeyahay ka baxsasho.
Erayo la-mid ah
soocS. ah: wax xul ah.sooc1. Wax intooda fiican la bixid. 2. Kala s.: wax isku jira no…soocanWax la kala soocay noqosho.soocanWax la kala soocay ahaansho.soocantiWax badan oo isku jira intooda fiican oo gaar loo saaro.soocashold soocad.soohosoocelinSoo celintu waxay ahayd dhacdo dhacay 1660, markii Jaarleski…soocnaanld sooc-naansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
