Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sol

(-olay, -oshay)
Falg1

Macnaha

1. Hilib iyadoo aan weel iyo biyo la isticmaalin dab ku bislayn. 2. Biyo ku harraad-belid. ld sal³.

Erayo la-mid ah

solanWax la solay ahansho.solansiiIlaah, cid wax garansiin.solayHilib iyadoo aan biyo iyo weel la isticmaalin dab lagu bisle…solidld salid, solniin.solnaanld solnaansho.solnaansho/dh ld solnaan.soloHilib iyadoo aan biyo iyo weel la isticmaalin dab ku bislays…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms