Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sogordah

MagacLafdheeri

Macnaha

Maldahidda hadal iwm la maldaho. ld sogordahid.

Erayo la-mid ah

sogobOrgi xaniinyo bax-san.sogordahanHadal wax la maldahay ahaansho.sogordahidld sogor-dah¹.sogordahnaanld sogordahnaansho.sogordahnaansho/dh ld sogordahnaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms