Erayo la-mid ah
sirgacnaansho/dh ld sirgaxnaan.sirgax1. Qallooc. 2. S. ah: qof dabeecad qallafsan; gurrac.sirgaxWax qalloocin.sirgaxanWax qalloocmay noqosho. ld sirgacan¹.sirgaxanWax qalloocan ahaansho. ld sirgacan².sirgaxidld sirgixid.sirgaxmidld sirga-camid.sirgaxnaanld sirgacnaan, sirgacnaansho, sirgaxnaan-sho.

