Qaamuuska Asalka
sikilo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
S. ah: Xabuubka badarta oo la finjilay.
Erayo la-mid ah
sikiWax in yar durkin.silsilad cuntosikil1. Badar budo iyo jiriir u kala saarid. 2. Badar qashin ka s…sikilanWax la sikilay ahaansho (badar).sikilaysanWax sikilo laga dhigay ahaansho.sikilaysnaanld sikilaysnaansho.sikilaysnaansho/dh ld sikilaysnaan.sikileeBadar iwm sikilo ka dhigid.sikilnaanld sikilnaansho

