Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sijiso

(-stay, -satay)
Falg3

Macnaha

Badar la tumay haldhan, buunsho iwm u kala baxsasho.

Erayo la-mid ah

sijiBadar la tumay, haldhan, buunshe iwm u kala saarid.sijinld sijis.sijisanWax la sijiyay ahansho (badar la tumay).sijisnaanld sijisnaansho.sijisnaansho/dh ld sijisnaan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms