Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sifaal

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Shay badanaa ka samaysan caw, qaab wareegsanna leh oo sooryooyinka waaweyn cuntada lagu geeyo.

Erayo la-mid ah

sifaaleXaalad lagu suganyahay.sifaarNooc cawska ka mid ah kana baxa meelaha ciid guduudka ah oo …sifaynld safayn.sifaysan1. Wax nadiif ah noqosho. 2. Wax kala miirmay noqosho. ld sa…sifaysanWax la nadiifiyey ahaansho. 2. Wax la sharxay ahaansho. ld s…sifaysmidld safaysmid.sifaysnaanld safaysnaa, safaysnaansho, sifays-naansho.sifaysnaansho/dh ld sifaysnaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms