Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sidix

(-xyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Harag aan dhogor lahayn. 2. S. ah: ilmo yaroo markaas dhashay.

Erayo la-mid ah

sidib/dh Meel siman oo lagu simbiriirixan karo.sidigLaba halaad oo hal ilmo ah ku wada irmaan.sidigLaba xoog oo isle'eg, isku lid ah, barbaro ah, si wadajir ah…sidigHal geel ah ilmo aysan dhalin oggolaysiin.sidiifk. ld si.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms