Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shulug

(-gyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Shaati dheer oo ilaa shullaha gaara oo badanaa carabtu qaadato.

Erayo la-mid ah

shulle1. Fardaha canqawgooda hoose oo qoofalka lagu xiro. 2. Cagta…shulshul1. Laalaabka googaradaha haweenka, daahyada, darii-shadaha i…shulshul1. Googarad, daah iwm laalaab u yeelid. 2. Maro darfaha fara…shulshulanWax shulshul yeeshay noqosho.shulshulanMaro wax shulshul loo yeelay ahaansho.shulshulnaanld shulshulnaansho.shulshulnaansho/dh ld shulshulnaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms