Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shixnadan

(-dnaa, -dnayd)
Falmg4

Macnaha

Markab, doon iwm wax shixnad la saaray ahaansho.

Erayo la-mid ah

shixnadXamuul doon ama markab hal mar qaado.shixnadMarkab, doon iwm xamuul ka buuxin.shixnadnaanld shix-nadnaansho.shixnadnaansho/dh ld shixnadnaan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms