Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shax

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Cayaar dhulka lagu dhigto ama loox loo sameeyey korkiis oo laba qof lagu cayaaro. 2. Shilin yaryar oo aan ishu aad u qaban karin. 3. Jadwal.

Erayo la-mid ah

shaxaad1. Si wax loo weyddiisto qof la yaqaan laguna kalsoonyahay. …shaxaadQof la yaqaan si kalsooni leh wax u weyddiisasho.shaxaadidld shaxaad¹ (2).shaxamSh. ah: qof aad u buuran.shaxanQaab jowmitiri.shaxan(xis.) Qaab ka samaysma isku xirka baro, xarriiqyo, xoodad a…shaxaroorBaruur subaggii laga shiilay waxa ka soo hara; shariir.shaxartaanQof xarrago badan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms