Qaamuuska Asalka
shalabow
MagacLafdheeri
Macnaha
Dhacaan cad oo biyo-biyo ah, laga liso geedka baarka, la cabbo oo marka layska badiyo lagu wareero ama lagu sakhraamo.
Erayo la-mid ah
shalamad1. Calaamad madow oo candhada idaha ku taal. 2. Gar-basaar y…shalamad-dhigashoCid meel deggan oo inta qof u yimaada iskala jooga. ld shala…shalaw/dh Meel hoos u dheer, ciriiri ah oo wixii ku dhaca sida loo…shalawtirBuuxinta la buuxiyo weel wax yar ka dhimanyihiin.shalawtirWeel wax yari ka dhimanyihiin buuxin.shalaxKoor weyn.shalayMaanta maalintii ka horrey-say. ld shalayto.shalfadCad yar oo maro ah.

