Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shahaado

(-ooyin, ml.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Qiritaanka la qiro tawxiidka. 2. (-ooyin, m.l) Warqad caddayn ah oo la siiyo qof marxalad waxbarasho dhammaystay. 3. Marqaati.

Erayo la-mid ah

shahaadDadaal badan oo tacab loo galo.shahaadHawl qabashadeeda tacab badan u gelid.shahaadidshallaytoshahaadosuurMarqaati-beenaale.shahiid1. Sh. ah: qof dadaal badan oo aad isu tiilaya. 2. (-dyo/-di…shahiid1. Wax si aad ah ugu dadaalid. 2. Jahaad ku dhimasho.shahiidnimoShahiid ahaansho.shahmaadAmakaag.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms