Qaamuuska Asalka

senge

(-gayaal, m.l/dh/-eyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Orgi ama faras la dhufaanay oo cayillan. ld sange.