Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

seexi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Cid hurdisiin. 2. Dab iwm damin.

Erayo la-mid ah

seexaariNoocyada timirta jaad ka mid ah oo aan qiimo badan lahayn oo…seexashold seexad.seexawBaabi'inta wax la wada baabi'iyo.seexinld seexis.seexo1. Qof, gam'id. 2. Dab iwm damid.seexsanDab iwm wax damay ahaansho.seexsanaanld seexsa-naansho.seexsanaansho/dh ld seexsanaan.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms