Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sayras

(-syo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(c.cimi.) Daruur maraysa joog sare oo waslad waslad ah, oo muuqaal ahaan jilicsan una eg baalal.

Erayo la-mid ah

sayrSi xoog leh wax shubma meel tiigaal ah ugu daadin. ld sayri.sayranWax la sayray ahaansho.sayridld sayrin.sayrnaanld sayrnaan-sho.sayrnaansho/dh ld sayrnaan.sayruukhQalab la gamo, aad u dheereeya oo hawlo kala duwan loo adeeg…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms