Erayo la-mid ah
saylaan1. S. ah: saymaha roobka. 2. Socod aan kala joogsi lahayn.saylaanSocod aan joogsi lahayn socosho.saylaandhawQaylo iyo buuq dagaal wehliyo oo ay cidi samayso. ld saylaan…saylad1. Meel laysugu yimaado oo alaabta iyo waxyaalaha ganac-siga…saylam(bot.) Nudo u qaada biyaha iyo macaadinta nafaqada leh ee ku…sayleCiyaar dhaqameed laga yaqaan degaanka webiyada.

