Qaamuuska Asalka
sarmaan
(sarmaan, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Geedqodax salka u buuran leh oo xabag macaan iyo asal wanaagsan oo wax lagu carariyo leh, xididdadiisana dhigo laga samaysto.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
