Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sareedaan

(-aammo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Jikada doonyaha iyo maraakiibta.

Erayo la-mid ah

sares. Meel korreysa ku sugan; sarreeya.saree1. Nafley cudur qaadsiin. 2. Cid wax xun barid (qof).sareedeeCid barwaaqayn (Ilaah).sareedoBarwaaqo.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms